Xulalka Putland iyo Jubaland oo soo gaareen Mugdishu

0
65

Xulalka Mamul Gobleydyada ee Putland iyo Jubaland ayaa ku soo wajahan maanta magalada Muqdisho .

Waxaa lagu soo  dhaweeyay  Magaalda Mugdishu ciyaaryahanada Jubaland xili maanta gali danbe ay magalada imaan doonaan xulka putland .

Tartanka Maamul Goboleedyada ayaa maalinta qamiista 7 bishan ka furmi doono Mugdishu .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here