Wax Ka baro Sida Loogu Kala Guuleystay Tartanka Kubadda Cagta Ee Maamul Goboleedyada:

0
89

In kasta oo ereyga maamul goboleed cusub yahay hadaba tartanka waxaa loo ciyaari jiray qaabka 18-ka gobol, 16 jeer oo la ciyaaray wixii 91-dii ka horeeyay iyo 2 jeer oo dhawaan ah marka la isku daro waa 18 jeer.

Burburkii ka Hor: Gobolka Jubbada hoose waxaa uu qaaday 8 jeer, Shabeellada hoose 3 jeer, Shabeellada dhexe 3 jeer, Waqooyi galbeed iyo Banaadir min hal jeer.

Burburkii Kadib: 2010-kii markii dib loo bilaabay, tartan lagu qabtay Garoowe waxaa ku guuleystay gobolka Banaadir halka tartankii kale ee July sanadkii hore ka dhacay Banaadir ay ku guuleysteen ciyaar-toydii ka socotay Puntland.

Hadaba, Qaab Maamul Goboleed Waa Sidan:

(1): Jubbaland: 8 Jeer

(2): Koonfur Galbeed: 3 Jeer

(3): Banaadir: 2 Jeer

(4): Hirshabeelle: 3 Jeer

(5)Galmudug: Eber

(6): Puntland: 1 Jeer

(7): Somaliland: 1 Jeer

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here