Roma oo u soo baxaday wareega 16-ka xili gool madi ah ay ugu adkaatay kooxda Qarabag FK.+DAAWO VIDEO.

0
30

kooxda kubada cagta Roma ayaa u soo baxday wareega 16-ka xili ay xaley guul ka gaartay kooxda Qarabag FK.

Roma ayaa 1-0 ugu adkaatay kooxda Qarabag FK waxaana goolkas u dhaliyay xidiga Diego Perotti.

DAAWO GOOLKA AY KU BADISAY KOOXDA ROMA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here