Natiijo:Real madrid oo guul loo diiday

0
39

Real Madrid  ayaa ku guul dareysatay in ay ku soo dhawaato kooxda Barcelona hogaanka horyaalka La Liga kadib markii barbaro gool la’aan ah markii ay la gashay kooxda  Athletic Bilbao .

waa safarkii afaraad oo kooxda Real Madrid wax guul ka soo gaari weysay gobalka Basque xili ciyaaredkan .

Barcelona ayaa ku hogaamineyso 36 dhibcood horyaalka dalka Spain iyadoona kooxda Real madrid ay ku jirto kaalinta afarad iyadoo leh 27 dhibcood .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here