Lionel Messi oo diiday lacag £850,000 Todobaadkiiba ‘

0
60

Lionel Messi ayaa diiday dalab mishaar ahaan todobaadkiiba uu ku qaadan doono £850,000 kooxda  Manchester City .

30-sano jirkan ayaa ayaa doortaay in hishiis cusub uu la galo kooxd ku ciyaarto  Camp Nou .

Messi ayaa ah ciyaaryahanka ugu muhiimsan ee kooxda Barcelona

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here