Kooxda Chelsea oo guul daro ka bad baaday xili Atletico Madrid ay u muuqato mid ka sii dhaceysa baska Champion League.+SAWIRO

0
100

kooxaha Chelsea iyo Atletico Madrid ayaa xaley ku kala baxay bar baro 1-1 kulan ka tirsana Tartanka Champion League waana Group-ka C.

Atletico Madrid ayee u muuqata iney ka sii hareyso Champion League waxeyna ku jirta kaalita 3-aad iyado leh 7-dhibcood, waxaana ka sareya kooxaha Chelsea iyo Roma uu wada leh min 11-dhibcood.

Qeybtii hore ayaa lagu kala nastay 0-0 walow labada kooxod ay iska qasaariyen fursado badan oo goolal loo filan karay.

Markii dib la isku soo laabtay kooxda Atletico Madrid ayaa heshay gool waxaana u dhaliyay Saul Niguez basle daqiiqadii 75-aad waxaa goolka bar baraha iska dhaliyay xidiga kooxda Madrid ee Stefan Savic ciyaarta ayuu ka dhigay mid garbo siman sidas ayee ku soo dhamaatay 1-1.

Chelsea went level against Atletico Madrid when Eden Hazard's shot was turned past Jan Oblak by team-mate Stefan SavicThe central defender tried to clear Hazard's left-footed effort but could only watch as the ball went into the Atletico goalHazard was the quickest to turn away and celebrate after Savic's mishap with 15 minutes left to play at Stamford BridgeSaul Niguez's header gave Atletico Madrid a chance of qualifying for the Champions League knockout stagesChelsea goalkeeper Thibaut Courtois reacts after Tiemoue Bakayoko allowed Niguez to move into space before scoringThe Atletico Madrid midfielder celebrates scoring his first Champions League goal of the seasonAtletico Madrid manager Diego Simeone puts his hands to his head during a frustrating first half at Stamford BridgeChelsea's Tiemoue Bakayoko managed to work his way into the Atletico Madrid box but his left-footed shot was saved

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here