Jose Mourinho oo loo gacan galiyay £80m si bisha January uu?

0
38

Manchester United macalinkeda  Jose Mourinho ayaa gacanta waxaa loo galiyay  £80m si uu u soo qaato bisha January ciyaaryahano kale duwan .

Tottenham Hotspur daafaceda Danny Rose ayaa ka mid ah ciyaaryahanada ay dooneyso kooxda United waxaana ay ku rabaan lacag dhan £45m .

Kooxda United ayaa fasaxi doonto bisha January ciyaaryahanada  Luke Shaw, Matteo Darmian iyo  Marouane Fellaini .

kooxda  Red Devils ayaa usoo bixi doonto wareega 16-ka ee koobka  Champions League iyadoona marti galin doonto  CSKA Moscow

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here