Daawo:Philippe Coutinho oo sedaxleydiisii ugu horeeyay Champions League xili Liverpool ay ku marqaantay Moscow

0
26

Liverpool ayaa si xoog leh ku soo gaartay wareega 16 ee tartanka  Champions League markii kaalinta koowad ay ku soo baxday  Group E iyadoo 7-0 ugu badisay kooxda  Spartak Moscow ciyaar ka dhacaday Anfield

Philippe Coutinho ayaa dhaliyay sedaxleydisii ugu horeysay ee tartanka  Champions League xili  Roberto Firmino, Sadio Mane (2) iyo  Mohamed Salah ay sidoo kale ka qeeb qateen goolashii xalay .

 

Daawo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here