DAAWO VIDEO: Kooxda Juventus oo u soo gudubtay wareega 16-ka Champion League xili ay ka adkaatay kooxda Olympiacos.

0
30

kooxda Juventus ayaa kala dirtay kooxda Olympiacos kulan qeyb ka ahaa tartanka Champion League waxeyna ugu awood sheegatay 2-0.

Juventus ayaa ku jirta Group-ka D iyado leh 11-dhibcood waxaana hogaanka Group-kan haya kooxda Barcelona oo leh 14-dhibcood, waxaana kaalinta 3-aad ku jirta kooxda Sporting CP waxeyna leedhahay 7-dhibcood.

Tani ayaa ka dhigan in kooxda Juventus ku soo baxday kaalinta 2-aad ee heerka Gruop-yada waxeyna si toos ah ugu gudbeysa wareega 16-ka.

Kooxdan waxey xaley goolasha ka kala heshay xidigaha kala ah Juan Cuadrado iyo Federico Bernardeschi, ciyaarta ayaa ku soo dhamaatay 2-0.

DAAWO GOOLASHA:

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here