Barcelona oo wajahi doonto Chelsea Champion legue

0
83

Waxaa suurto gal ah in kooxaha  Chelsea iyo  Roma ay isku adan wareega 16-ka tartanka Champion legue .

kooxaha Manchester United, Paris Saint-Germain, Roma, Barcelona, Manchester City, Besiktas iyo  Tottenham ayaa dhamaantood waxey ku soo baxeen kaalmaha koowad ee garuubkooda .

kooxaha kaalmaha labaad ku soo baxaya waxaa ka mid ah  Basil, Bayern Munich, Chelsea, Juventus iyo  Real Madrid .

 

isku adka Champion Legue ee wareega  16 -ka waxa la sameyn doona isninta soo socota oo tariiqda tahay December 11.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here