Barcelona oo sare u qaadaysa qiimaha ay ku doonayso Philippe Coutinho

0
39

Kooxda Kubada Cagta ee Barcelona ayaa sare u qaaday qiimaha ay ku doonayso kubad sameeyaha Kooxda Liverpool Philippe Coutinho.

Kooxda Blugrana ayaa aduun dhan€145m ku nasaqi doonta hishiiska Cayaariyahanka reer Brazil ee Coutinho, kaas oo bilowgii xagaagan ku guuldaraystay u dhaqaaqista Kooxda Catalania, kaddib sedex yabooh oo laga gudbiyay.

Sida lagu daabacay Jariiradaha Mundo Deportivo iyo Diario Sport, Kooxda Barca ayaa sheegaysa in sanadkiiba ay mushaar ahaan usiin doonto aduun dhan € 14-million euros, taas oo ku filnaan doonta 24-sano jirkii hore ee Kooxda Inter Milan Philippe Coutinho.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here