Antonio Conte oo la ganaxay

0
54

Xariirka kubada cagta dalka ingariiska ayaa waxey ganaxeen Antonio Conte aduun lacgeed dhan £8,000 markii uu qalad sameeyay kulankii  Chelsea iyo Swansea City ee Premier League last week.

Conte ayaa aqbalay in uu fal ansha daro ah uu sameyay ciyaartii ka dhacday  Stamford Bridge markii garsore Neil Swarbrick uu qalad ka sameeyay .

Chelse ayaa ku jirta kaalinta sedaxad ee Premier League iyadoona 11 dhibcood u jirta kooxda Manchester City

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here