Timo jaraha Caanka ah ee Ahmed Alsanawi oo hal Koox laga sameeyay Xiddigaha uu Timaha u jaro, Kan ugu qaalisan Premier League iyo kuwa kale

1
64

Qaar ka mid ah Xiddigaha ugu caansan tartanka English Premier League ayaa saaxiib dhow la ah Timo jaraha Caanka ah ee Ahmed Alsanawi.

Shabakada The Sun ayaa hal Koox ka samaysay Laacibiinta uu Timaha u jaro Ninka lagu Magacaabo Ahmed Alsanawi, kaas oo Timajarihiisa uu ku yaalo Magaalada London.

Laacibiinta uu Timaha u jaro Ahmed Alsanawi waxaa qayb ka ah Ninka ugu qaalisan Premier League Paul Pogba, Kabtankii hore ee Kooxda Chelsea John Terry iyo si la mid ah goolhayihii hore ee Kooxda Blues Petr Cech iyo Weeriryahankeeda Eden Hazard.

Ahmed Alsanawi ayaa ah shaqsi inta badan Timaha u jara da,yarta Kooxda Chelsea, hase ahaatee Xaruntiisa oo ku taala London waxaa u Yimaada qaar ka mid ah Laacibiin badan oo qayb ka ah Ciyaaraha Premier League.

https://www.thesun.co.uk/wp-content/uploads/2017/10/ Manchester United star Pogba regularly updates his hair

 Eden Hazard has updated his look in recent years Ahmed Alsanawi has been cutting Chelsea players' hair for three years Michy Batshuayi is a fan of showing off his barnet Paul Pogba is known for his creative hair styles Former Chelsea and United striker Radamel Falcao has a trim Nemanja Matic looks happy with his hair cut Victor Moses goes for a very close fade Pedro likes to keep it close with his hair Chelsea academy graduate Dominic Solanke shows off his new look Barber Ahmed Alsanawi offers trendy trims to Crystal Palace ace Yohan Cabaye from his tiny salon next to a kebab shop Chelsea defender David Luiz poses for a selfie as Alsanawi sorts out his barnet Swedish star Victor Lindelöf gets special visits from the talented barber in Manchester Chelsea legend John Terry poses for a selfie at the tiny salon in Chessington, Surrey Diego Costa was a client before his return to Spain

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here