United-ka oo damacsan in Bale ay dib ugu soo celiso England

0
15

Wararka ka imaanaya gudaha wadanka England ayaa sheegaya in Kooxda Manchester United ay u dhaqaaqi doono garablaha Kooxda Real Madrid Gareth Bale.

 

Xiddiga heerka Caalami ee Wadanka Wales Gareth Bale ayaanan ku faraxsaneen nolosha Kooxda Madrid, kaddib hadalkii Ronaldo, kaas oo ku aadan in losoo iibyo da, yarka reer Faransa ee Kylian Mbappé.

 

Sida ay ku waramayso Jariirada Manchester Evening News, Kooxda Red Devils ayaa qorshaynaysa in Bale ay dib ugu soo celiso England, kaas la xasuusto in sanad Ciyaareedkii 2013-kii uu qiimo qaali ah ugu biiray Kooxda ugu guulaha badan tartamada yurub ee Madrid.

 

Si kastaba ha ahaatee Madaxwayne ku Xigeenka Kooxda Manchester United Ed Woodward uu lacago badan ku qarash garayn doono adeega Cayaariyahan Bale, xilli la ogson yahay in booskaas United-ka ay u haysato laacibiinta kala ah Marcus Rashford iyo Anthony Martial.

 

Ed Woodward is beginning to see the commercial value of big-name players at United in the post-Ferguson eraGareth Bale has long been a target of Manchester United but has repeatedly claimed he is happy at Real Madrid

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here