Paul Pogba oo Nasiib daro Xoogan Ay ku dhacaday

0
10

Manchester United ciyaaryahankeda dhexe  Paul Pogba ayaa garoomada ka maqnaan doono mudo dhan lix bilood kadib markii uu dhawac ka soo gaaray kulankii Champions League ee  Basel la ciyaareen .

Ciyaaryahanka reer France ayaa waxaa la saaray  scans maalintii arbacad ah waxaana la xaqiijiyay in dhawaciisa uu qaadan doono mudo dheer .

Pogba waxa uu maqnaan doonaa kulumo muhiim ah sida kulanka  Premier League ay la ciyaari doonaan kooxda  Liverpool  14 October.

Pogba waxaa uu maqnaan doonaa kulumada  Everton, Southampton iyo Crystal Palace, kulanka League Cupee la balansanyahiin  Burton iyo kan  Champions League u safri doonaan  CSKA Moscow 27 September.

Waxaa sidoo kale uu seegi doona kulanka isreebreebka koobka aduunka ay la ciyaari doonaan  France  Bulgaria

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here