Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool oo ku dagaalamaya Weeriryahanka Kooxda,,,

0
16

Kooxda Kubada Cagta ee RB Leipzig ayaa ku adkeysanaya in uusan saarneen wax cadaadis ah, kaas oo ku aadan iibinta Cayaariyahan Timo Werner.

 

Weeraryahanka Jarmalka ayaa si xoogan lala xiriirinayaa Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool, ka hor bilowga bisha Janaayo, hase ahaatee Kooxda RB Leipzig ayaa diidan in ay dhagaysto xiisaha ka imaanaya Kooxahaas.

 

Da, yarka reer Jarmal ee Timo Werner ayaa kula jiro Kooxdiisa qandaraas ilaa sannada 2020-ka, xilli aysan si rasmi ah usoo bandhigin qiimaha ay ku kansali karaan hishiiskiisa.

 

Si kastaba ha ahaatee Oliver Mintzlaff oo ah gudoomiyaha Kooxda RB Leipzig ayaa u sheegay Jariirada Sky Deutschland in ay wadaan wadahadalo la xiriira si sare logu qaadi lahaa hishiiskiisa garoonka Red Bull Arena Leipzig, hase ahaatee Timo Werner ayaa doonaya in uu ku biiro midkood Reds ama Real.

 

Timo Werner is generally considered one of best young strikers in EuropeTimo Werner in training ahead of RB Leipzig's Bundesliga clash with Stuttgart

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here