Ederson Santana oo si layaab leh caawa ugu soo muuqan doono kulanka Feyenoord

0
13

Goolhayaha Kooxda Manchester City Ederson ayaa laga yaabaa in uu kasoo muuqan doono kulankiisii ugu horeysay ee tartanka Champions League ay ku wajahayso dhigeeda Feyenoord habeenka Arbacada.

 

Kaliya shan maalmood ayaa kasoo wareegtay, kaddib dhaawacii dhanka daanka kulankii ay 5-0-ta kaga badiyeen Kooxda Liverpool bilowgii isbuucan.

 

Ciyaaryahanka reer Brazil ee Ederson Santana de Moraes ayaa tababarka ku soo laabtay maalinnimadii Isniintii, xilli tababare Pep Guardiola uu aaminsan yahay in uu fursad u heysto in uu ka horyimaado kooxda heysata horyaalka Holland ee Feyenoord.

 

Si kastaba ha ahaatee goolhaye Ederson Santana ayaa dhawaan dhaawac dhanka daanka uu kasoo gaaran kulankii City iyo Reds Cayaariyahanka madow ee Sadio Mane, kaas oo la filayay in uu mudo dheer garoomada ka maqnaan doono, hase ahaatee Caawa la filayo in uu kasoo muuqan doono kulanka Feyenoord.

 

This gruesome image shows the extent of the injury suffered by Ederson on SaturdaySadio Mane received a straight red for a high boot on Manchester City goalkeeper EdersonGoalkeeper Ederson wore a protective helmet during a training session on MondayEderson took part in training just three days after suffering the injury in a horror challengeImage result for ederson football player injury Sadio ManeRelated image

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here