Diego Costa maxuu ka doona Saudi Arabia xajka miyuu u socdaa ‘

0
13

Chelsea ciyaaryahankeda  Diego Costa ayaa ku wajahan horyaalka Saudi Arabia kooxda ka ciyaarta ee Al-Hilal hadii kooxda  Atletico Madrid ay hishiis la gaarto maalmaha soo socda .

28-ayaa maalin ka hor ku laabtay isaga iyo qooskiisa caasimada Madrid , ikadib marlsekii ay isku dhaceen macalinka kooxda Chelsea Antonio Conte

Atletico ayaa horey ugu guul dareysay in amaah ay ku qataan  Costa waxaana ay la wareegi kartaa bisha  January iyadoo ka soo bixin doonto  £53m.

Costa ayaa amaah ugu biir doono kooxda  Al-Hilal, oo daafacaneysa horyaaalka  Saudi Arabia

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here