Maxaa kala heesta degmooyinka kala ah Hodan iyo Shibis.

0
14

degmooyinka kala ah Hodan iyo Shibis ayaa galabta ku balansan garoonka Banadir Stadium ee degmada Cabdicasiis kulan ka tirsan tartanka degmooyinka 2016-17.
Degmada Hodan ayaa ka soo baxday Gruop-ka C- iyado ay ku dhameysatay kaalinta koowad oo ay ku hogaamineysay gool dhalin.
Halka Shibis ayaa si layaab leh ugu soo baxday Gruop-ka A waxeyna ugu soo baxday booska 2-aad ee Groupka.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here