Xulka Qaranka Soomaliya iyo Kooxda Banaadir SC oo galabta Ciyaari doona kulan,,,

0
16

Xulka qaranka Soomaliya iyo kooxda Banaadir SC ayaa ciyaar xiiso band oo saaxiibtinimo kuleh garoonka jaamacaha degmada,xili xidgo badan oo Banaadir SC ay kasoo muuqandoonaan saf ciyaareedka xulka qaranka.

 
Wiilasha xulka qaranka ayaa sanadka ka qeyb galaya koobka chan oo ah koobka labaad ee laga ciyaaro qaarada afrika waxaana ciyaaro ciyaartooyda ka ciyaartooyda horyaalada wadamadooda.

 
Banaadir SC waxaa xulka qaranka u matalaya xidigaha kala Axmed C/llahi Cabdi (Baanuud),Ciise C/qaadir Ibaarhim iyo Maxamed C/Risaaq Jaayna,halka Daadir Amiin Cali ooo ah kabtanka kooxda uu xulka ugu haray dhaawac soo gaaray.

 
Sheekada xiisaha badan ee kulanka ayaa ah hogaamiyaasha dhinac waxa ay kasoo wada shaqa tageyn dalka Uganda,xulka qaranka waxaa hogaamiyo Haruna Mawa xulka loo magaacabay bishii October Sanadkii hore 2016,isagoo hada xulka Soomaliya hogaamianaya 7-bilood.

 
Banaadir SC waxaa horkacay Macalin Mbalangu Hussein oo isagana u dhashay dalka Uganda,balse kooxda Banaadir SC waxa uu hogaaminayaan tan iyo xagaagii 2015,wuxuuna Soomaliya jooga 2-sano iyo bar,xili kooxda Banaadir SC kula guleystay Horyaalka Soomaliya 2015-2016,isagoo aan laga badin ama (Un beating).

 
Kulan ciyaareedka saaxiibtinimo ayaa ah kulan adag oo siweyn u wada sugayaan taageeryaasha kala duwan kooxaha dalka iyo jamaahiirta ocean stars,xili labada dhinac ay siweyn iskugu diyaariyeen kulan ciyaareedka saaxiibtinimo.

 
Ogeysiiska Kulanka:-

 
Friendly Match:-Xulka Qaranka Soomaliya VS Banaadir SC

 
Taariikhda:-13-04-2017

 
Saacada:-3:45pm

 
Maalinta:-Khamiis

 
Cimiladda Xiliga Ciyaarta: – 32°26°

 
Garoonka:-Jaamacadaha Stadium

 
Safka La filan Karo Labada Dhinac

 
Xulka Qaranka Soomaliya

 
Gool Haye:- Mustaf Maxamed Yuusuf

 
Daafacyada:- Idris Amiin Cali,Sayid Cali Baana,Axmed C/llahi Baanuu,Xasan Cali Rooble.

 
Khad Dhexe:- Daa’uud C/llahi Tubaal,C/Kariim Qubaaye,Nuune Haashim Axmed.

 
Weerarka:- Cadaan Barre Ciise,Maxamed Nuur Cusmaan,Maxamed C/Risaaq Jaayna

 
Safka Banaadir SC

 
Gool Haye:- Aweys Jeylaani

 
Daafac:-Maxamed Axmed,Xasan Cusman Dheere,Irashaad Cifow,Axmed Maxamed Nuur

 
Khad Dhexe:-Cali Cumar Cal,Kinne Kufanyo Imam,Mustaf Maxel

 
Weerarka:-Maxamed Axmed Laarson,Qeys Cabdulle Macalin,Caadil Nuur Cali

 
W/D/Maxamed Xuseen Qalinle

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here