United oo kula biiraysa Chelsea, Real Madrid iyo Barcelona saxiixyada Kane iyo Coutinho

0
13

Kooxda Kubada Cagta ee Manchester United ayaa kula biiraysa Naadiyada  Chelsea, Real Madrid iyo Barcelona saxiixyada Harry Kane iyo Philippe Coutinho, ku waas oo qayb ka ah Kooxaha Liverpool iyo Tottenham Hotspur.

 

 

Kooxda ugu guulaha badan Premier League ee United ayaa ololaha danbe suuqa ku qarasha garayn doonta lacago dhan  £200-million si ay usoo qaataan boqor Kane iyo Philippe Coutinho.

 

 

Blaugrana ayaa hore u carbuunatay Laacibka reer Brazil ee Coutinho, kaasi oo laga yaabo in uu xagaagan ka tago gagida Anfield Road, hase ahaatee Kooxda ay ku coltamaan La Liga ee Madrid oo lagu daray United iyo Blues ayaa sidoo kale qayb ka ah dagaalka Cayaariyahanka.

 

 

Barcelona ayaa xagaaga danbe lacago badan ku lumin doonta Kalyantigeeda Neymar Jonior, xilli adeegiisa lala xiriirinayo Kooxda Manchester United, hase yeeshee saxiibtinimada labada Nin ee Xulka qaranka Seleção ee Neymar iyo Coutinho ayaa keeni karta in ay ka wada Ciyaaraan Camp Nou.

 

FOR: Harry Kane (Tottenham) v Bournemouth - £11.3

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here