Kaddib daawashadii United iyo Blues’ Cayaariyahan Michael Keane oo lala xiriirinaayo

1
1922
during the international friendly match between Germany and England at Signal Iduna Park on March 22, 2017 in Dortmund, Germany.

Daafaca kooxda Burnley Michael Keane ayaa lagu dhex arkay garoonka Old Trafford habeennimadii Aaxada, kulankii dhex maray Kooxaha Manchester United iyo Chelsea.

 
Cayaariyahan Keane ayaa la filayaa inuu ka tagi doono Kooxdiisa, kahor dhamaadka kal Ciyaareedkan, xilli lala xiriirinayay Kooxaha Chelsea iyo Naadigiisii hore ee United.

 
Michael Keane ayaa dhinac fadhiyay Cayaariyahan Juan Mata kulankii Old Trafford, hase ahaatee dadka wax odorosa ama falaanqeeya ayaa sheegaya in Kooxda Burnley ay marti gelin doonta United axada soo aadan taas oo keenaysa in uu wax badan ka ogaado hanaanka Weerar ee Kooxda.

 
Sida ay ku warameyso jariirada Daily Star, Walaalka Cayaariyahan Keane ayaa bartiisa Twitter-ka ku sheegay in uu jiro qorshe uu walaalkiis kaga dhaqaaqi doono garoonka Turf Moor, hase ahaatee aanu wali sheegin Kooxda ay noqon doonto.

 

Man Utd consider re-signing former flop after display against GermanyEx-Man Utd coach: Mourinho should re-sign former ace who’s BETTER than Bayern Munich star

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here