kabtan Najiib Adan oo guul ka soo hooyay tartankii sedax geesoodka ee sanad guurada Ciyaarahafm+sawiro

0
17

Tartan Sedax geesood ayaa dhax maray idacadaha Shabeela,ciyaarahafm iyo Astaansports iyadoo uu ahaa sanad guurada idaacada ciyaarahafm .

Kulankan ayaa waxaa uu dhax maray  wajigiisa koowad AstanSports iyo idacada shabeelo waxaana ay guusha ku raacday kooxda Staansports .

Kabtan Najiib Aadan Najiib oo hogaaminayay kooxda Ciyaarahafm ayaa dardareen ciyaartii finalaha aheyd kooxda ku ciyaareysay Astaansports waxeyna ciyaarta ku dhamatay 3-2 .

Daawo sawirada

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here