Daawo oo is waydii yaad ku tilmaami lahayd in uu yahay Ninka ugu fiican tuurista laadadka Xorta, Messi, Ronaldinho, Beckham, Carlos, Pirlo misse ?

0
17

Ka hadalka ama ka sheekaynta gemista ama tuurista laadadka Xorta waa hibo uu ilaah ku manaystay qaar ka mid ah Ciyaartoyda Kubada Cagta Sida Lionel Andrés Messi, Ronaldo de Assis Moreira Gaúcho Ronaldinho, David Robert Beckham, Antônio Augusto Juninho Pernambucano, Andrea Pirlo iyo darbo waynihii hore ee Kooxda Real Madrid Roberto da Silva Carlos.

 
In kasta oo aay jiraan xiddigo bada oo ku caan baxay tuurista laadadka xorta oo hadana laga soo tagay ayaanan samaynayn macno badan oo la iska waydiiyo mar hadii ay joogaan boqoradii Polluzioneda caalamka.

 
Dadka caanka ah ee lays waydiin karo in liiskan ay ka maqan yihiin waxaa qayb ka ah Kabtankii hore ee Kooxda Juventus Alessandro Del Piero iyo si la mid ah kii Kooxda Liverpool ee Steven Gerrard, ku waas oo sidoo kale qayb ka ahaa Xiddigihii ugu fiicnaa tuurista laadadka xorta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here