Ciyaarahafm oo dalka ku qabatay tartankii ugu horeeyay ee baleejada +Sawiro

0
21

Markii ugu horeysay waxaa shalay lagu qabtay tartanka baleejada garoonka cusub ee Ciyaarahfm Staduim iyadoo tartankan uu qeeb ka ahaa sanad guurada idaacada Ciyaarahafm .

Tartanka Balaajada waxaa ka qeeb galeen ciyaaryahano kala duwan oo qaarkood wali aan soo galin garoomada waa weyn iyo kuwa ka ciyaara horyaalka heerka kowaad .

Tartankan xiisaha badan waxaa Sponsor ka ahaa maqayada Seytuun waxaana kaalinra koowad ciyaaryahan galay la siiyay bilad iyo 50 Dollar halka kaalinta labaad la siiyay 25 Dollar .

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here